Kalimadda Soo Dhaweynta

Assalaamu Caleykum Waraxmatullaah Wa-barakaatuhu,
Walaal ku soo dhawoow website-ka rasmiga ah ee Sheekh Abuukar Xasan Maalin, website-kan waxa aad ka baran kartaa qeybo badan oo ka mid ah culuumta islaamka oo ay ka mid yhiin:

  • Tafsiirka Quraanka Kariimka ah
  • Axaadiista
  • Luqadda Carabiga
  • Fiqiga
  • iyo duruus kale oo u tiro badan

Sidoo kale waxa aad Sheekh Abuukar soo weydiin kartaa su'aal kasta oo diini ah si uu kuugu bayaaniyo, Fadlan walaalaha kale gaarsii jiritaanka boggaan si ay iyaguna uga faa'iideystaan Insha Allah.

Maqal iyo Muuqaal
Keydka Maqalka iyo Muuqaalka » »
Muxaadarooyin
Keydka Muxaadarooyinka » »
Qormooyin diini ah