Website-ka sheekhmaalin.com oo hawada soo galay

1
Thursday May 14, 2015 - 13:54:34 in Qormooyin Diini ah by Super Admin
  • Visits: 1097
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Website-ka sheekhmaalin.com oo hawada soo galay

    Assalaamu Caleykum Waraxmatullaah Wa-barakaatuhu,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Assalaamu Caleykum Waraxmatullaah Wa-barakaatuhu,


Waxaa dhammaan ummadda muslimiinta gaar ahaan umadda Soomaaliyeed loogu bishaareynayaa in uu hawada soo galay web site-ka rasmiga ah ee Sheekh Abuukar Xasan Maalin, oo aad kala socon doontaan duruus diini ah insha Allah.<
Ujeedada laga leeyahay website-kan waa in ay ka faa'iideystaan dhammaan umadda Soomaaliyeed kana bartaan diinta islaamka, web site-kan waxa uu had iyo jeeraale umadda muslimiinta ah u soo gudbin doonaa duruus diini ah oo kala duwan oo ay ka mid yhiin:

  • Tafsiirka Quraanka Kariimka ah
  • Axaadiista
  • Luqadda Carabiga
  • Fiqiga
  • Khudbadaha Jumcaha
  • iyo duruus kale oo u tiro badan

Ka faa'iideysi habboon insha allah

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip