Kalimadda Soo Dhaweynta

Assalaamu Caleykum Waraxmatullaah Wa-barakaatuhu,
Walaal ku soo dhawoow website-ka rasmiga ah ee Sheekh Abuukar Xasan Maalin, website-kan waxa aad ka baran kartaa qeybo badan oo ka mid ah culuumta islaamka oo ay ka mid yhiin:

  • Tafsiirka Quraanka Kariimka ah
  • Axaadiista
  • Luqadda Carabiga
  • Fiqiga
  • iyo duruus kale oo u tiro badan

Sidoo kale waxa aad Sheekh Abuukar soo weydiin kartaa su'aal kasta oo diini ah si uu kuugu bayaaniyo, Fadlan walaalaha kale gaarsii jiritaanka boggaan si ay iyaguna uga faa'iideystaan Insha Allah.

Maqal iyo Muuqaal
Keydka Maqalka iyo Muuqaalka » »
Muxaadarooyin
Keydka Muxaadarooyinka » »
Qormooyin diini ah

Website-ka sheekhmaalin.com oo hawada soo galay

Assalaamu Caleykum Waraxmatullaah Wa-barakaatuhu,
Read More →

OGEYSIIS

Asc/w waxaa la ogeysinaa dhamaan bahda ku tixan web-site ka www.sheekhmaalin.com in la soo gelin doono web-site ka wixii daruus ah oo shiikh abuukar xasan maalin aqriyay sida
Read More →

Wixii Su`aalo Aad Qabtaan

Ass/c Dhamaan Dadweynaha Ku Tixan Web-site Ka Sheekhmaalin:com Waxaa Lagu war Gelinaa Wixii Su`aal Ah Ama Talo Aad Nagu Soo Gudbin Kartaan NALA SOO XIRIIR, Waad Mahadsantihiin
Read More →
Keydka Qormooyinka Diiniga ah » »